Library

Inorganic Qualitative Analysis

Qualitative Organic Analysis book

Quantitative inorganic Analysis book

Organic Chemistry Book

College of Medicine and Health science books
https://ismailawabdi.wordpress.com/health/

Final Fresh General Chemistry book

http://ismail.wikidot.com/

https://youtube.com/@ismailabdihaji

Somali Library ( Manhajka Dugsiyada hoose dhexe iyo sare)

Biology, Chemistry , physics , maths and Geography Dictionaries
Biology Dictionary 1987_Ismail
Chemistry Dictionary – Ismail
Physics Dictionary _Ismail
Mathematics Dictionary – Ismail
Geography Dictionary- Ismail
Arabic Somali Dictionary
QAAMUUSKA AF-SOOMAALIGA[1]

Secondary School Books 1972 – 1991
PHYSICS
Fisigis – Fasalka Kowaad 1 – Dugsiga Sare physics Form one – Ismail
Fisikis Fasalka Labaad 2 Dugsiga Sare physics Form 2 -Ismail
Fisigis Fasalka Saddexaad Dugsiyada Sare physics Form Three- Ismail
Fisigis Fasalka Afraad 4 – Dugsiyada Sare_(1984)physics Form four Ismail

English Physics Books
https://ismailabdi.wordpress.com/physics/

CHEMISTRY
Kimistari fasalka koowaad 1 Dugsiga Sare-Chemistry Form 1- Ismail
Kimistari Fasalka Labaad 2 Dugsiga Sare -Chemistry Form 2- Ismail
kimistari 3
kimistari 4

English Chemistry Books
https://ismailabdi.wordpress.com/chemistry/

BIOLOGY
Bayoolaji Dugsiga Sare Fasalka Koowaad 1 (1976) Biology Form 1 – Ismail
Bayoloji – Fasalka Labaad 2 Dugsiga Sare (1984) Biology Form 2-Ismail
Bayooloji – Dugsiga Sare – Fasalka Sedaxaad Biology Form 3 – Ismail
Bayoloji Fasalka Afraad 4 Dugsiga Sare (1983) Biology Form 4 – Ismail

English Biology Books
https://ismailabdi.wordpress.com/biology/

MATHEMATICS
Xisaab – Fasalka kowaad 1 – Dugsiga Sare Mathematics 1 -Ismail
Xisaab – Fasalka labaad – Dugsiga Sare Mathematics 2 -Ismail
Xisaab – Fasalka Saddexaad ee Dugsiga Sare Mathematics 3 -Ismail
Xisaab – Fasalka Afraad 4 – Dugsiga Sare.Mathematics 4 -Ismail

English Mathematics Books
https://ismailabdi.wordpress.com/maths/

GEOGRAPHY
Juqraafi Dugsiga Sare Fasalka Kowaad Geography 1 – Ismail
Juqraafi Dugsiga Sare. Fasalka Labaad Geography 2 -Ismail
Juqraafi Dugsiga Sare Fasalka Saddexaad Geography 3 -Ismail
Juqraafi – Dugsiga Sare – Fasalka Afaraad (1979) Geography 4 -Ismail

HISTROY
Taariikh Dugsiga Sare Fasalka Kowaad_ History 1 -Ismail
Taariikh – Fasalka Labaad 2 – Dugsiga Sare History 2 -Ismail
taariikh 3
Taariikh. Fasalka Afraad, Dugsiyada Sare History 4 -Ismail

SUUGAAN – LITETRATURE
Suugaan – Fasalka koowaad 1 – Dugsiga Sare Literature 1-Ismail
Suugaan – Dugsiga Sare – Fasalka Labaad Literature 2 -Ismail
Suugaan Dugsiga Sare – Fasalka Saddexaad Literature 3 -Ismail
Buugga Suugaanta Dugsiga Sare Fasalka Afraad_ Literature 4 -Ismail

Primary School Books 1972 – 2015

SUUGAAN
Sugaanta- Fasalka Afraad 4-Ismail
Sugaanta Fasalka Shanaad 5 -Ismail
Dugsiyada dhexe sheekooyinka carruurta -Ismail
Xeebtii Dahabka iyo Waayihii Saxardiid_Ismail

SAYNIS – SCIENCE
Saynis 8 – 2005 – Ismail
Saynis 7 – UNESCO 2005 -Ismail
Saynis Fasalka Shanaad 5 – Dugsiga Dhexe (1996) – Ismail
Saynis Buugga 4_Agosto 1995_Ismail
Saynis buugga 3_ agosto 1995_Ismail
Saynis Buugga 2 (1994) – Ismail
Saynis 1 (1994) _ Ismail
Saynis Fasalka Kowaad 1_Xamar 1976_Ismail
Saynis Fasalka Labaad 2_Xamar 1976_Ismail
Saynis Fasalka Saddexaad 3 (1975)-Ismail
Saynis Fasalka Afaraad 4 (1976) -Ismail
Saynis Fasalka Shanaad 1976 – Ismail
saynis-7
saynis-8

XISAAB -MATHEMATICS
Xisaab – Buugga 1 – 1994 – Ismail
Xisaab – Buugga 2 – 1994 – Ismail
Xisaab – Buugga 3 – 1994 – Ismail
Xisaab – Buugga 4 – 1997 – Ismail
Xisaab – Fasalka 5 – 1996 – Ismail
Xisaab – Fasalka Lixaad 6 (1977)237pag
Xisaab 7 – 2005 – Ismail
Xisaab 8 – 2005 – Ismail
Xisaab Fasalka Koowaad -1976 _ Ismail
Xisaab Fasalka Labaad 2 (1975) -Ismail
Xisaab Fasalka Saddexaad 3 (1985) -Ismail
Xisaab Fasalka Afraad (1976)
Xisaab – Fasalka Shanaad 5 (1975)-Ismail

AF-SOOMAALI
Soomaali. Fasalka Siddeedaad 8. Dugsiga Dhexe
Soomaali. Dugsiga Dhexe. Fasalka Toddobaad 7
Af soomaali – Fasalka lixaad (1977)-Ismail
Af Soomaali – Fasalka Shanaad-Ismail
Af soomaali – Fasalka shanaad (1976)-Ismail
Af Soomaali Fasalka Afaraad 4 (1975)-Ismail
Af-Soomaali Buggaa 4-1985 – Ismail
Af soomaali – Fasalka saddexaad (1976)-Ismail
Af Soomaaliga – Faslaka 3aad Dadka waaweyn informal education
Af soomaali – Fasalka labaad (1976) – Ismail
Af- Soomaali Buuggaa 2 -Ismail 1994

JUQRAAFI
Juqraafi Fasalka Afraad 4 (1975) -Ismail
Juqraafi Fasalka Saddexaad 3 (1975)- Ismail
Juqraafi Fasalka Labaad 2 (1975)- Ismail

TAARIIKH
Taariikh Fasalka Shanaad 5 (1976) – Ismail
Taariikh Fasalka Afaraad 4. Ismail
Taariikh – Fasalka Saddexaad 3 1977- Ismail
Taariikh Fasalka Labaad 2 ee Dugsiga Hoose (1976)- Ismail

Naxwaha Afsomaliga – Grammar
Aasaaska Naxwaha of Soomaaliga
Barashada Naxwaha Af Soomaaliga – A Somali School Grammar
Codaynta Af somaliga -Lafoole
Furaha Layliyada
Habka Qoraalka
naxwaha af soomaaliga – Jaalle Shire Jaamac Axmed
Naxwaha af soomaaliga
Naxwaha cusub ee afsoomaaliga
Naxwaha sifayneed ee afsoomaaliga (…)
Notes on Somali Language
Weeraynta Soomaaliga.

Barbaarinta iyo Cilmiga Beesha
Barbaarinta iyo cilmiga beesha 1- Fasalka koowaad
Barbaarinta iyo cilmiga beesha 2- Fasalka labaad
Barbaarinta iyo cilmiga beesha 3- Fasalka saddexaad
Barbaarinta iyo cilmiga beesha 4- Fasalka afraad
Barbaarinta iyo cilmiga beesha 5- Fasalka shanaad
Barbaarinta iyo cilmiga beesha 6- Fasalka lixaad

Chemistry Books : https://ismailabdi.wordpress.com/chemistry/
Biology Books : https://ismailabdi.wordpress.com/biology/
Physics Books : https://ismailabdi.wordpress.com/physics/
Maths Books : https://ismailabdi.wordpress.com/maths/

General Chemistry
General-Chemistry
Chang General Chemistry The Essential Concepts 6th Ed
Principles of General Chemistry, 3rd Edi – Martin Silberberg

Biology , Chemstry, Physics and Mathematic books
Chemistry One
Complete Chemistry for Cambridge IGCSE
Cambridge IGCSE Chemistry – Earl, Bryan [SRG]
Cambridge IGCSE Physics by Tom Duncan and Heather Kennett [3rd Ed]
Physics one
Cambridge IGCSE Biology – Mackean, D. G [SRG]
Biololgy one
Cambridge_International_Biology
Haese Maths
Maths Year 9 Book 1

Medicine

70 thoughts on “Library

  1. Aad baad umahadsan tahay walaal, dadaalkaaga allaah hakugu garab galo.
    Waxad samaysay wax yaab leh oo dhaxal gal ah.
    Buugta Dugsiga sare isku day inaad dhammaystirto.
    Weliba xisaab fasalka labaad iyo kimistery fasalada 3 aad iyo 4 aadba way maqan yihiin

    Liked by 1 person

  2. Aad baad umahan santahy ajir aan lasoow koobin karin allah ku siiyo macalin wax badan oo aan ubaahnaa ayaad ii sahahashay mahadsanid janatul alfirdowsa allah hakusiiyo

    Like

  3. mahadi ha kaa gaarto walaal illaahayna ajar hakaasiiyo waxaan in mudo ah ku wareersanaa san u heli lahaa buugtaas waxaad qabatay hawl dhaxal gal ah kunjeer waan kaaga mahadcelinayaa hawsha aad batay wll

    Like

  4. Asc. Wll Illaahay waxaan ka baryayaa inuu wanaag oo dhan kugu kulmiyo sida aad u kulmisay dhaxalkii(buugtii) umadda soomaaliyeed. Ani ahaan waxaan muddo raadinayey bugaag tixraac looga dhiga ardayda Afka Soomaaliga wax ku barata gaar ahaan maadooyinka sayniska. Waalaal dadaalkaad la timid Illaahay hakugu garab galo, anagana hanaga yeello kuwo kugu dayda.

    Like

  5. Maasha allaah imail allah haku xifdiyo waan kugu mahd celinayaa waxa wanaagsan oo aad inoo qabaneysid . Taladeydii ayaa waxy thy taariikhda dugsiga sare xogaa dib u fiiri oo hadii la habeyn karo dib u habeey wll kheyr allaah haku siiyee. Mhdsanid.

    Like

  6. wixii la qoraa quroomo hadhee muxuu hadal qiimo leeyaahay,runtii waa manhaj isku ttafatiran oo u baahan ilaalintiisa hadii la dayacay, taasna waxa ammaan wayn ku mutaystay BARE ISMAIL,waxaanan leeyahy sida aad u dhawrtay ayay taariikhduna kuu dhawri doontaaa, halkaa kasii wad dadaaalka GREAT MAN….

    Like

  7. asc mudane ismail salaaan kadib mudane aad baan kugu mahad celinayaaa juhdiga dheeraadka ah oo aad inoo bixisey wll abaalkaga janah allaah kaaga dhigo wll. ta kale wll waxaan aas uga baahney oo mar horana ku waydiistey taariikhda 6aad 7aad iyo 8aad wll kuwaa iyaga ah waxa mar labaad codsanayaaa inaad meesha inooga soo darto wll waa hadii ay suuro gal thy. mhdsanid

    Like

  8. firstly well done and keep going , after that this work is really masterpiece and honorable you have alot of all somali heritage in which we all forget it and all also we don’t tell our children that completely blind and can’t realize that we done or we can this work all in all actions talks but talks can be actions we have all give and effort for renaissance revolution that we are going to made like this event to back and insha allah it will happen we will translate all heritable information and the knowledge resource that still remains in the earths crest that is way in which our language will be rich

    Like

  9. Asc wll qaali Ismaaciil runtii ma aqaano wax aan kuugu awaal gudo laakin taarikhda ayaa ku xusi doonto in badan waxaad awooday in aad inoo xafido buuggaagteenii qiimaha lahaa barisamaadkii iyadoo la isku dayay in la baabi’iyo manaahijtii barisamaadkii aniga shaqsiyan aad ayeey ii anfaceen buuggaagtaan waayo waxa ay ii noqdeen bare kalkaaliyayaal waxa ayna ii fududeeyeen in aan si fudud ardayda wax ubaro ereybixin aan usameeyo waayo maanta waxa la isticmalayaa manhaj af ingiriisku kubaxo dugsi sare aad iyo aad ayaan kaaga mahadcelinayaa dadaalkaada Allaha kula garab galo haddii ay macquul tahy emailkeyga igasoo qabo si aan uwada xiriirno

    Like

  10. Pingback: Abaalsame | Ismail Digital Library

  11. Mr:Ismail alle hakaa abaalmariyo dhibta aad u maratay uruurinta buugta soomaaliyeed waxaan Ku Oran hal mid oo ah codsi inaad kusoo darto buugta geography iyo history ga ku wooda ku qoran English ka waa mahadsantahay guul ayaan kuu rajeyn

    Like

  12. Sir:ismail wll buugaagta computer science ma ku soo darikartaa yacnii buugta ICGE OF INFORMATION AND COMMUNICATION OF TECHNOLOGY .
    wll hadaad helaysid inoo soo dadaji
    alle ha kaa abaal mariyo dadaalka aad uga sahy inaad kobcisid aqoonta bulshada soomaliyeed iyo buugta aad u diyaarisay جزاك الله خيرا جزا

    Like

  13. sxb umad somaliyeed wax weyn ayaad u qabatay waxaan ku leeyahay sxb waad mahaddsantahay ilaahay hakaa abaal mariyo kolay intaa wax ka fiican magaranyo inaan ku duceyno ayey noqnaysaa waxaad qabatay shaqo fiican

    Like

Leave a comment

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.