About me

Ismail Aw-abdi  Ali

follow  me :
http://lislinks.com/profiles/profile/show?id=IsmailAwAbdi&fb_action_ids=785375758165024&fb_action_types=og.likes

                                 

contacts

ismaaciil69@gmail.com

                                     

انما الحياة الدنيا لعب ولهو

Allah waxa uu ku qiimeeyey nolasha adduunyada ciyaar, ciyaarna lagama faa’iido daal iyo qasaare mooyee. Sidaas buu ka dhigan yahay qofka adduunyo ku mashquula , qiyaamahana waxa uu soo xaadirayaa isaga oo aanay waxba u ool ilaahay agtiisa oo qasaarey. Qofka soo ciyaaarayey maanta oo dhan iyo ka soo shaqeystay, kee baa gurigiisii ku noqday isaga oo wax u sida , kee baa se noqday isaga oo madhan oo daalan?

reality of this life

reality of this life if you play you ‘ll gain nothing

https://g.co/kgs/nzjbGE

http://ismail.wikidot.com/